DHAGEYSO:Maxbuus ku adkeysanayay inuu xabsiga ku sii jiro oo shalay soo baxay

0
521

Guyo Garso oo dhalasho ahaan ka soo jeedo ismaamulka Marsabit oo ay bishii hore maxkamadda ku weysay wax dembi ah oo la xiriira argagixisanimada balse door biday inuu xabsiga Kamitii ku sii jiro maadaama uu naftiisa u cabsanaya ayaa shalay la soo daayay.
Hasa ahaate waxaa uu sheegaya in lagu amray inuu xabsiga ka baxo isagoo aan go’aankaasi qaadan.
Guyo iyo xubin ka tirsan qoyskiisa oo warbaahinta la hadlay ayaa dareenkooda sidan u muujiyay.