DHAGEYSO:2 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Nakuru

0
653

Waxaa la xaqiijiyay dhimashada labo qof halka labo kalena ay dhaawacmeen ka dib shil ka dhacay aagga Free Area ee ismaamulka Nakuru.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in mid ka mid ah baabuurta loo adeegsado ololaha doorashada oo si xowli ah loo kaxeynayay uu jiiray laba ruux oo ka mid ah wadayaasha mootooyinka.
Qaar ka mid ah goobjoogayaasha shilkaasi ayaa dareenkooda la wadaagay warbaahinta.