In ka badan 2.6 milyan oo ka barakacay Ukraine

0
445

Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegaysa in gudaha dalka Ukraine ay ka barakaceen ku dhawaad 2.7 milyan oo qof.
Dadkan oo lagu tilmaamay qaxooti ayaa ka cararay dagaalka xukuumadda Moscow ay wadankaasi ku qaadday.
Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa horay u qiyaastay inay dagaalka ku barakici karaan 4 milyan oo qof.