DHAGEYSO:Munaasabad duco ah oo Ijara loogu qabtay senatarkii Gariisa oo geeriyooday

0
676

Mas’uuliyiin badan , culimaa’udiin, odayaal iyo qeybaha kale ee bulshada ayaa maanta isugu tagtay deegaanka Ijara ee ismaamulka Garissa iyadoona halkaas Alle bari loogu qabtay Eebe ha u naxariistee senetarkii Garissa oo dhawaan geeriyooday Maxamad Yuusuf Xaaji.
Waxaa halkaas ku sugan wariyaheen Maxamad Mooge isagoona qadka teleefoonka dhawaan ugu warramay Mowlid Maxamad Shuuriye