Wararka Kenya DHAGEYSO:Culimada Ahlu sunna ee Wajeer oo ka soo horjeestay FGM-ka By star - February 11, 2022 0 437 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Culimada Ahlu sunna wal jamaaca ee ismaamulka Wajeer ayaa ka soo horjeestay in gabdhaha loo gudo nooca fircooniga ee FGM-ka. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa dhameystiraya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/02/Mucaawiye-Wajeer-2.mp3