DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo musharraxiinta uga digay isku dirka bulshada

0
315

Guddoomiyaha golaha suuq gaynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa , Dubat Cali Camey ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta u tartamaya kuraasta hoggaanka inay ka fogaadaan waxyaabaha bulshada isku diri karo ama fidno ka dhex abuuri karo.