DHAGEYSO:Ku dhawaad 700 oo ah kaararka aqoonsiga oo yaalla Majengo

0
753

Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool xaafadda Islii iyo si guud Nairobi ayaa loogu baaqay inay isku diiwaangeliyaan codbixinta .
Iskuduwaha guddiga ganacsatada ee xaafadda Islii Cumar Axmad Nuux ayaa warbaahinta Star u sheegay in xafiiska Majengo ay yallaan in ka badan 650 ah kaararka aqoonsiga ee la soo saaray balse aan weli la qaadan.