DHAGEYSO:Abaar daran oo ka jirta duleedka Beledxaawo

0
334

Waxaa lagu soo warramayaa inay korortay tirada dadka ku soo hayaamaya degaannada ku yaalla duleedka degmada Beledxaawo saameynta abaarta awgeed.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinaya.