Wasiirka Qorshaynta ee xukuumadda Soomaaliya, Jamaal Maxamad Xasan, ayaa si adag uga jawaabay qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay xildhibaan Gavin Williamson oo ahaa mudanihii aqalka barlamaanka UK horgeeyay mooshinka looga doodayay aqoonsiga Soomalailand.
Wasiir Jamaal ayaa qoraalkiisa ku yiri: “Tani waxay dhab ahaantii muujinaysaa jaahilnimadaada ku aadan xaaladda gudaha ka jirta, Qof si sharaf dhac leh looga ceyriyay shaqadii uu dowladdiisa u hayay ka dib markii uu dusiyay sirar la xirriira amniga qarankiisa ma aha inuu farageliyo arrimaha gudaha ee dal madaxbanaan”
Xildhiaban Gavin oo dooda u soo bandhigayay xubnaha aqalka baarlamaanka ayaa sheegay in la joogo xilligii ay UK aqoonsan lahayd Somaaliland.
Home Wararka Soomaaliya Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo si adag ugu jawaabay xildhibaankii waday...