Maamulaha dugsiga hoose ee magaalada Madogashe ee deegaanka Lagdera , ismaamulka Garissa Macallin Duubow Rashiid Odowaa ayaa ka warbixiyay xaaladda iskuulka iyo sida ay ardayda u saamaysay abaarta ka jirta deegaankaas in kastoo sida uu sheegayo ay hadda xaaladda sidii hore dhaanto.