DHAGEYSO:Waxgaradka gobolka banaadir oo ka hadlay dib u dhiga banaanbax la qorsheeyay

0
668

Kadib markii Ugaasyada iyo Odayaasha Dhaqanka Gobolka Banaadir ayaa ku guuleeystay in dib loo Dhigo banaanbixii la qorsheeyay inuu maanta ka dhaco magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa arintaasi ka hadlay qaar ka mid ah dadkii banaanbaxa abaabulayay iyo waxgaradkii ku guulaystay dib u dhigiisa.
Banaanabxaan oo horay maamulka Gobolka Banaadir uu u sheegay inaan la qaban doonin dadka abaabulayana ay sheegeen inay qabanayaan ayaa waxaay odayaashu sheegeen inay dib u dhigeen maadaama ay ka cabsi qabeen in banaanbaxaan ay dhibaato kale ka dhalatay.