Dadweynaha ku nool degmada Sarrif ee koonfurta ismaamulka Wajeer ayaa sheegaya in isbitaalka halkaasi ku yaalla aynan ka helin dawooyin.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa dhameystiraya.
Waaxda caafimaadka ee ismaamulka Wajeer ayaan weli ka jawaabin isku dayo ay sameysay warbaahinta Star oo la xiriira cabashada shacabka.