DHAGEYSO:Ganacsatada Dhagaxleey oo diray codsiyo ku saabsan adeegyada korontada iyo dab damiska

0
295

Suuqlayda iyo ganacsatada xerada qaxootiga ee Dhagaxleey ayaa codsaday in la gaarsiiyo korontada Dadaab oo ah midda dowladda waxayna sidoo kale dowladda hoose ee ismaamulka Garissa ugu baaqeen in ay u soo celiso baabuurka dab damiska oo hadda ka hor Dadaab yaallay balse meel kale loo wareejiyay.
Qaar ka mid ah ganacsatada Dhagaxleey oo la hadlay warbaahinta Star ayaa dareenkooda sidan u muujiyay .

Audio Player