Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay diyaar u tahay Inay talaabo ka qaado kuwa caqabada ku ah Nabadda Soomaaliya.
“isku dayga joojinta awooda Rooble waa wax laga naxo, waxaan taageeraynaa dadaalkiisa ku Aadan doorashada kalsooni lagu qabo”
Arrinkan ayaa lagu yiri war saxaafadeed Caawa Ka so baxay wasaaradda arrimaha dibedda Maraykanka, waaxdeeda u qaabilsan Afrika.
Home Wararka Soomaaliya Maraykanka oo ku hanjabay talaabo ka dhan ah kuwa carqaladeeya nabadda Soomaaliya