Kulan looga hadlayey isbadalka cimilada iyo saamaynta ay ku yeelan karto dalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Kulankaan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay agaasinka deegaanka iyo isbadalka Cimilada ee xafiiska ra’isulwasaaraha Soomaaliya waxaana ka qayb galay wasaarada iyo waaxyo kale oo dowlada Fedraalka Soomaaliya ka tirsan.
Masuuliyiintii goobta ka hadashay ayaa hoosta kawada xariiq muhiimada ay leedaha waxka qabashada isbadalada cimilada.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Kulan looga hadlayay isbadalka Cimilada Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay