DHAGEYSO:Hay’adda Red Cross oo la kulantay suxufiyiinta Garissa

0
669

Hay’ada laanqayrta cas ee Red Cross ayaa maanta kulan la qaadatay Weriyasha ka howlgo Magaalada Garissa .
Red Cross ayaa weriyasha maanta kala hadlaysay siday Wada shaqayn ula yeelan la hayen xili walba.
Maxamed Dubow Aadan,oo ah Isuduwaha Laanqayrta Cas ee Ismaamulka Gaarisa ayaa warbahinta star fafahin kasiyey sababta ay maanta shirkan ula qaatin weriyasha.