DHAGEYSO:Carruur 5 sano ka yar oo ay haysata nafaqo darro ismaamullada Garissa iyo Tana River

0
271

Waxaa ay nafaqo darro haysata carruurta ka yar shanta sano ee dowlad deegaannada Garissa iyo Tana River.
Nafaqo darrada carruurta haysata ayaa sababtay abaaraha saameynta ku yeeshay ismaamulladaas.
Dowladda ayaa laga codsaday in carruurta ay la soo gaarto cunnooyiinka nafaqada leh.
Haweenay ka mid ah dadka ku nool ismaamulka Tana River ayaa ka hadleysa xaaladda abaarta iyo saameynta ay ku yeelatay.