Mas’uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta dhagax dhigay xarun cusub oo loogu talo galay in ay wax ku bartaan carruurta agoonta ee ku nool degaanada maamulkaasi.
Maxamad Ibraahim Washington ayaa warkan ka soo diray magaalada Kismaayo.