DHAGEYSO:Senetarka Mandera oo ka hadlay moqifkiisa doorashada guud ee 2022-ka

0
510

Sanatarka Ismamulka Mandera Mohamed Maalim oo kumagac dheer Mumad ayaa sheegay inu kalabtaay goaan u horay u qataay inuu san u tartami doonin jagada barsabnimo ee Ismamulka Mandera.
Mumad oo maanta xaflaad kuqabtaay magalada nairobi ayaa shaciyay inu kamd noqoni donoo Musharaxiinta u tartamayo kursiga barsabaaka Ismamulka Mandera.