DHAGEYSO:Haweenka ka ganacsada qudaarta ee deegaanka Dadaab oo suuq xuma dareemaya

0
255

Dumarka qudaarta iibiya ee ku nool xeryaha qaxootiga Dadaab ayaa sheegay inay haysato suuq xumo islamarkaana maciishaddu qaali tahay.
Qaar ka mid ah haweenka qudaarlayda ah ee xeryaha qaxootiga ayaa la hadlay warbaahinta Star