Golaha midowga musharixiinta oo ku baaqay in la qabto shir deg deg ah

0
649

Golaha Midowga Musharixiinta ayaa ku baaqay in la qabto shir deg deg ah oo looga hadlaayo xaaladca siyaasadeed ee dalka Soomaaliya.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa sidoo kale lagu soo dhaweeyay go’aankii maamullada Jubbaland iyo Puntland.
Goluhu wuxuu sidoo kale sheegay in Madaxweynaha wakhtigiisu dhamaaday ee Farmaajo shirkaas kaga qayb geli karo hab maamuus musharax oo lamid ah kan musharixiinta hadii uunan tartanka ka tanaasulin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here