Guddoomiyaha guddiga madarasada Al-Fataax ee ismaamulka Wajeer Dr. Ibraahim Faarax ayaa sheegay in barnaamij lacag uruurin ah oo ay bil kasta u sameyn jirtay idaacadda Star FM ay ka soo gaartay in ka badan 6 milyan oo shilin isagoo uga mahadceliyay maamulka idaacadda iyo dhageystayaashii ka qayb qaatay taageeridda waqafka Al-Fataax
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Barnaamijka Axadda ee Star FM oo waqafka Al-Fataax loogu uruuriyay ku dhawaad...