DHAGEYSO:Haween noloshooda ku maareeya iibinta agabka hidaha iyo dhaqanka

0
434

Waxaa jira dumar ku shaqeysta farsamada gacanta kuwaas oo agabka hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed sameeya, waxayna ku maareeyaan nolasha qoysaskooda.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee xeryaha qaxootiga Dadaab Maxamad Baaruud Xuseen ayaa ku eegaya