DHAGEYSO:Haweenka iskaashatada Wajeer oo la guddoonsiiyay lacag

0
205

Haweenka iskaashatooyinka ah ee ismaamulka Wajeer ayaa lagu guddoonsiiyay lacag dhan 7 milyan oo shilin, si ay ugu hormariyaan ganacsiyadooda.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa warbixintan halkaasi kasoo diray