Duqa Caasimadda Soomaaliland ee Hargeysa C/kariim Axmad Mooge oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladaasi ayaa Raaligelin Siiyay Gaadiidlayda Tagaasida ee magaaladaasi ka howlgala oo ay waaxda canshuuraha magaalada Hargeysa ay howlgallo canshuuro uruurin ka sameysay halkaasi shalay.
Waxaa uu sheegay in tagaasilayda laga raaligalinayo howlgalkaasi degdega ah.
Waxaa uuna siiyay muddo 4 cisho ah oo ay isaga bixinayaan lacagta canshuurta ah.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Maayirka Hargeysa oo raaligelin siiyay tagaasida magaaladaasi ka howlgala