DHAGEYSO:Hooyo xirfadeeda shaqo abuur ugu sameysay 15 dhallinyaro ah deegaanka Dadaab

0
392

Iyadoo ay xeryaha qaxootiga ee Dadaab ka jiraan xaalado bini’adamnimo iyo shaqo la’an, ayaa haddana waxaa jira dad xirfadooda shaqo abuur ugu sameeyay dhallinyaro badan.
Maxamad Baruud Xuseen ayaa faahfahinta qodobkan ku eegaya