Ciidanka PSF oo sheegay in aysan ka amar qaadan doonin maamulka Puntland

0
576

War-saxaafeed kasoo baxay ciidanka PSF ee Puntland ayaa lagu sheegay in aysan awaamiirta dhanka Amniga ka qaadan doonin cidii shalay la shaqaynaysay Cadowga, inkastoo aysan sheegin magaca ciddaas, ka dib markii uu khilaaf xooggan ka dhashay xilka qaadistii uu madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ku sameeyay Agaasimihii Hay’addaasi Cismaan Cabdullaahi Diyaano.
Taliska ciidanka ayaa sheegay in ay u diyaarsan yihiin ka difaacida Shacabka Daacish iyo Shabaab, islamarkaana ay ka madax banaan yihiin arrimaha Siyaasadda.
Iyadoo aan tixraacayno dhacdooyinkii mudadan socday, PSF waxay soo saartay War-Murtiyeedkan