Hoggaamiyaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa baaq u diray ganacsatada Kenyaanka ah iyo kuwa Koonfur Afrika.
Waxaa uu ku boorriyay inay iska kaashadaan sidii ay horumar u wada gaari lahaayeen.
Mr. Kenyatta ayaa ganacsatada wadamada uga digay inay isku arkaan kuwo uu tartan dhanka dhaqaale kororsiga ah ka dhexeya..
Tani ayaa ku soo beegmaysa iyadoo labada wadan ay saxiixdeen ilaa sideed heshiis oo ku saabsan danaha ay wadagaan.
Home Wararka Kenya Madaxweynaha oo ganacsatada dalka iyo kuwa Koonfur Afrika ugu baaqay inaysan tartamin