DHAGEYSO:Hoggaanka dhaqanka oo ka cabanaya in musharraxiinta aynan qaadan talooyinkooda

0
362

Iyadoo loo diyaar garoobaya doorashada guud ee sanadka 2022-ka ayaa waxaa mararka qaar dhaco kulamo ay oday dhaqameedka ku kala reebaan musharraxiinta siyaasadeed.
Odayaasha ayaa cabasho ka muujinaya in qaar ka mid ah musharraxiinta aynan qaadan talooyinka loo soo jeediyo sida uu faahfaahinayo Maxamad Baaruud Xuseen oo qodobkan Dadaab ka soo diray.