DHAGEYSO:Xarunta maamulka deegaanka Janaale oo xariga laga jaray

0
415

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa xariga ka jaray dhismaha uu ku shaqeyn doono maamulka deeganka Janaale ee gobolka Shabeellada hoose.
Guddoomiyaha degmada Marka iyo dhigiisa gobolka Shabeellada Hoose ayaa waxay sheegeen in deegaanka Janaalle uu istiraatiiji u yahay gobolka shabeellada hoose iyo Ganacsigiisa,ayagoo Shacabka deegaanka ugu baaqay inay Ciidamada amaanka la shaqeeyeen.