DHAGEYSO:6 rag oo gabadh 13 sano jir faraxumeen ugu gaystay ismaamulka Garissa

0
962

Saraakiisha dambi baarista ee ismaamulka Garissa ayaa baaraya dhacdo la sheegay in 6 rag ah ay gabadh 13 sano jir ah faraxumeen u gaysteen.
Waxaa la sheegay in ragga gabadha ku kaxeysteen gaari xilli hooyadeed ay u soo dirtay in dukaan wax uga soo iibiso.
Gabadha falka kufsiga loo gaystay ayaa warbaahinta uga warrantay sidee wax u dhaceen.

Qoyska ayaa codsanaya cadaalad, iyagoo sidatan dareenkooda u muujiyay.

Falkan ayaa la soo tabiyay habeenimadii Khamiista ee 11-kii bishan.