Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka tuulo ka tirsan Dadaab oo gargaar codsaday By star - November 12, 2021 0 346 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dadweynaha ku nool tuulada Towfiiq oo ka mid ah deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa codsaday gurmad biyo dhaamin iyo raashiin ah waxayna dowladda ugu baaqeen in loo furo ceel biyood dhawaan loo qoday balse aan la qalabeyn . https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/11/Shacabka-Towfiiq.mp3