DHAGEYSO:Masaajidda Garissa oo saaka Alle bari roob doon ah laga sameeyay

0
350

Waxaa saaka salaadda subax ka dib masaajidda magaalada Garissa ee gobolka waqooyi bari lagu tukaday labo rakacadood oo Alle roob looga baryayey.
Sheekh Xuseen Cabdullahi oo ka mid ah imaamyada masaajidda magaalada Garissa ayaa muslimiinta ugu baaqay inay Alle u towbad keenaan si uu uga dulqaado culeyska ay abaartu ka midka tahay .