DHAGEYSO:Bulshada oo laga codsaday inay ka qayb qaataan dib u dhiska masjidka Garbatula

0
328

Guddoomiyaha golaha suuq gaynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa Dubat Cali Cameey ayaa bulshada ugu baaqay inay ka qayb qaataan dib u dhis lagu sameynaya masjidka wayn ee Garbatula oo ka tirsan ismaamulka Isiolo.
Waxaa uu qorshuhu yahay in 13-ka iyo 20-ka bishan la qabto munaasabado lacago loogu uruurinaya dhismaha masjidka.

Waxaa sidoo kale codsigan mid la mid ah muslimiinta u diray imaamka masjidkaasi.

Haddaba, wixii macluumaad oo dheeraad ah kala xiriir nambarka imaamka masjidkaasi Cabdi Cali Shanu +254720519033 iyo nambarka M-pesa-da oo ah +254799578042.