DHAGEYSO:Soomaaliland oo sameynaysa hoggaanka la dagaalanka maandooriyaha

0
419

Wasiirka arrimaha gudaha jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Soomaaliland Maxamad Kaahin Axmad oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay Soomaaliland sameynayso hoggaanka a dagaalanka maandooriyah oo uu sheegay inuu deegaanadooda dhiibaato wayn ku hayo.
Waxaa uu tilmaamay in xitaa shilalka gaadiidka ee ku badan deegaannada Soomaaliland ay sababaan dadka maandooriyaha isticmaala.
Wasiir Kaahin ayaa shacabka ka dalbaday inay ciidanka booliska ku garabsiiyaan sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa dadka ka ganacsada maandooriyaah ee deegaanada Soomaaliland.