Waxaa magaalada Mombasa ee gobolka xeebta ka dhacay shir looga arrinsanayay wax ka qabashada abaarta saameysay deegaannada Jubbaland.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan soo diray
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Mombasa oo lagu qabtay kulan looga hadlay saameynta abaarta ee Jubbaland