DHAGEYSO:Jubbaland oo dhamaystirtay afarta kursi ee aqalka sare

0
472

Dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta soo dhamees tirtay afarta kursi ee dowlad goboledka jubbaland ugu harsaneyd xildhibaanada aqalka sare ee barlamaanka 11 aad ee dowladda fadaralka Somalia
Qodobkan oo dhamaystran waxaa kismaayo inooga soo diray wariyaheen Maxamed Ibrahim Washington.