47 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay masjid ku yaala dalka Afgaanistaan

0
492

Ugu yaraan 47 qof ayaa dhimatay ka dib markii qarax uu ka dhacay gudaha masaajidka shiicada ee magaalada Kandahar ee koonfurta Afghanistan, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta iyo hoggaamiyeyaasha gobollada.
Qaraxa oo dhacay Maanta oo Jimce ayaa ka dhacay masaajidka Biibi Fatima, oo ah masaajidka ugu weyn ee ay ku cibaadeystaan Shiicada ee magaalada Kandahar