Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo ka hadlay dacwadii Badda Kenya iyo Soomaaliya By star - October 13, 2021 0 1248 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Qaar kamid ah dadka ku nool magaalada Garissa ayaa ka hadlay sida ay u arkaan go aankii maxkamada caalamiga ah e ee la xariiray kiskii muranka bada ee u dhexeeyay Kenya iyo Soomaaliya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/10/Qaar-kamid-ah-dadka-Garissa-2.mp3