DHAGEYSO:Abbe sabool oo xanuunsan oo caawimaad codsaday

0
286

Aabbe Soomaaliyeed oo danyar ah sidoo kalena xanuun la ildaran ayaa muslimiinta ka codsaday inay caawiyaan
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa qodobkan oo dhameystiran ka soo diray degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo Soomaaliya.

Cidii dooneyso inay caawiso fadlan kala xiriir nambarrada kala ah +252619564136 ama +254112016271