DHAGEYSO:Bulshada soomaalida ee Kenya oo loogu baaqay inaynan ka falcelin go’aanka badda ee ICJ

0
840

Maxamad Ismaaciil Shiine oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada ee xaafadda Islii ee deegaanka Kamkunji ee caasimadda dalka ee Nairobi ayaa ugu baaqay bulshada soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka inaysan ka falcelin ama dareenkooda muujinin ka dib go’aanka ay berri ku dhawaaqi doonto maxkamadda cadaaladda adduunka ee ICJ taas oo ku aadan dacwadda muranka badda ee u dhexeysa Kenya iyo Soomaaliya