Waxaa magaalada Dhoobley ee maamulka Jubbaland lagu qabtay tababar ay kasoo qayb galeen dhallinyarada, dumarka, culimada, dadka naafada ah iyo maamulka magaaladaasi.
Waxaa kulanka looga hadlay sidii looga faa’iideysan lahaa xarun dhismaheeda ay iska kaa shadeen dowladda Norwary iyo maamul goboleedka Jubbaland, sida uu ku soo warramayo Maxamad Baaruud Xuseen oo halkaasi safar shaqo ku joogo.