DHAGEYSO:Istaraatiijiyadda maareynta biyaha qaranka Soomaaliyeed oo la daah furay

0
453

Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka daah furtay istaraatiijiyadda maamulka kheyraadka biyaha qaranka soomaaliyeed.
Qaar ka mid ah mas’uuliyiinta wasaaradda oo arrinkan ka hadlay ayaa yiri.