DHAGEYSO:Xubin ka tirrsan golaha shacabka Soomaaliya oo dacweynaya Somaliland

0
481

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay Maxkamadaha Caalamiga ah u gudbinayaa Dacwad ka dhan ah Soomaliland.
Mr. Idiris oo sidoo kale xubin ka ah baarlamaanka Africa oo la hadlay telefeshinka Universal ayaa sheegay inuu qoray warqad cadwo ah sidoo kalena isagoo kaashanaya madaxda midowga Africa ay gudbinayaan dacwada ka dhanka ah Soomaaliland ee looga soo horjeedo dadka ay Soomaaliland shalay ka soo tarxiishay gobolka Soo ee magaalada Laascaanood.
Xildhibaanka ayaa tilmaamay in qof Soomaali ah oo meel dhulka Soomaaliyeed ka mid ah laga tirxiilo ay tahay wax aysan waligood filayn ayna xadgudub ku tahay xeerarka caalamiga ah.