Golaha Midowga Musharrixiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inay si dhow ula socdeen wadahadalladii lagu dhex-dhexaadinayay Madaxweyne Maxamad Cabdullahi Farmajo & Ra’iisul Wasaare Maxamad Xuseen Rooble, kuwaas oo ugu dambeyn fashil ku dhamaaday.
Qoraal kasoo baxay Midowga Musharrixiinta ayaa waxaa lagu sheegay in Ra’iisul Wasaare Rooble uu sameeyay tanaasul weyn, balse Madaxweynaha uu diiday xalinta khilaafka, isaga oo doonaya in uu dib u ceshado doorashada & amniga si loo xagal daaciyo Cadaalad u radinta Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd hay’adda nabad sugidda qaranka Soomaaliya ee NISA.
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa waxaa ay soo jeediyeen 6 qoodb oo ku socda Ra’iisul Wasaare Rooble, Golaha wadatashiga Qaran iyo Beesha Caalamka.
Hoos ka akhriso qoraalka
Home Wararka Soomaaliya Midowga musharraxiinta oo sheegay inay indhaha ku hayaan dhaqdhaqaaqa ciidan ee ...