DHAGEYSO:Dadka naafada ah ee ku nool ismaamulka Garissa oo ka cabanaya saameynta abaarta

0
460

Gudoomiyaha dallada ururada dadka naafada ah ee ku nool ismaamulka Garissa Adan Bile ayaa ku baaqay in la caawiya dadka naafada ah ee ay abaarta saameysay.

Cabdisamad Muxumed ayaa dhameystiraya qodobkan.