DHAGEYSO:Xildhibaanka Kamkunji ee Nairobi oo ka hadlay dhalinyaro lagu xiray xaafada islii

0
724

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan barlamaaneedka Kamukunji Yussuf Xassan Cabdi ayaa maanta xabsiga ka soo daayey dhalinyaro ganacsto oo maalintii shaleyto laga dhax qabtay xaafadda islii.
Qaar ka mid ah dhalinyaradii la xiray oo warbaahinta la hadlay ayaa uga mahadceliyay mudanaha oo kaalin weyn ka qaatay siidayntooda.

Dhankiisa Xildhibaanka Kamkunji ayaa sheegay inaysan marnaba raali ka noqon doonin xiritaanka dhalinyarada.