DHAGEYSO:Cabasho ka soo yeeraysa dadweynaha xaafadda Towfiiq ee Garissa

0
627

Bulshada ku nool xaafadda Towfiiq ee magaalada Garissa ayaa cabasho xooggan ka muujinaya baabuurta ka shaqeysa howlaha nadaafadda magaalada oo ay sheegeen inay xaafaddaasi ku daadiyaan qashinka iyagoo codsaday in wax laga qabto dhibaatadan

Dhanka kale agaasimaha horumarinta deegaanka ee Garissa Ibraahim Barre ayaa dhankiisa ballanqaaday inay wax ka qaban doonaan tabashadan oo ay wadaan qorshe gidaar weyn ay ugu xirayaan godka qashinka loogu talagalay si looga hor tago nadaafad darro.