Tarsan oo wareegga koowaad ku haray ee doorashada aqalka sare ee Hirshabeelle

0
531

Waxaa goor dhow soo dhammaatay tirinta codadka doorashada kursiga afaraad ee caawa lagu tartamayay kurasta Aqalka Sare ee maamul goboleedka Hirshabeelle.
Prof. Cusmaan Maxamuud Dufle waxaa uu helay 54 cod halka Raage Xasan Cusmaan uu asna helay 25 cod.
Waxaana ku haray wareegga koowaad Ambasador Maxamuud Axmad Tarsan oo helay 19 cod.
Waxaa wareegga koowaad u soo gudbay Dufle iyo Raage.