Waxaa deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa si weyn looga dareemaya saameynta abaarta ee ka jirta qaybo ka mid ah dalka.
Qaar ka mid ah dadka xoola dhaqatada ah ee xeryaha qaxootiga Dadaab oo la hadlay warbaahinta Star ayaa codsaday in garab laga siiyo culeyska jira.